Haqabtirenews.com
Wasiirkii Deegaanka Maamul Gobolleedka Puntland Oo Is Casilay
September 23, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Garoowe:-(HTN) Wasiiirkii wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland Cali Cabdillaahi Warsame ayaa iska casilay xilka wasiirnimo ee ka hayay xukuumadda Cabdiweli Gaas.

Qoraalka uu isku casilay wuxuu ku sheegay sababaha uu go’aanka u qaatay, wuxuu sheegay in shaqadii wasaaradda loo wareejiyey hay’add gaar ah oo madaxtooyadu wadato.

COMMENTS
Latest News