Haqabtirenews.com
Madaxweyneyaasha Jabuuti Iyo Eritrea Oo Kulmay Markii Ugu Horreysay Muddo Toban Sano Ah Kulmay
September 18, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Jiddah:-(HTN) Magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay muddo toban sano ah ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan bin Cabdalcasiis ayaa fidiyay gogosha ay ku wada hadleen labadaas masuul,

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News