Haqabtirenews.com
DAAWO: “Cashuuruhu Wax Jeebka Wasiirka Ku Jira Maaha…” Golaha Wakiiladda Oo Si Adag Uga Hor-Yimid Adag 2 Digreeto Oo Wasiirka Maaliyadu Ugudbiyay Madaxweyne Biixi
September 16, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi iyo xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland gaar ahaan gudidda dhaqaalaha ee golahaasi ayaa meel adag iska taagay laba digreeto oo wasiirka maaliyadda mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ugudbiyay madaxweynaha qaranka Somaliland.

Waxaanay xildhibaanadani sheegeen in labadan digreeto ay yihiin qaar sharciga ka hor imanaya oo baalmarsan nidaamka dalka,

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News