Haqabtirenews.com
DAAWO: “Shacabka Reer Somaliland Waxa Aan Leeyahay Waa In La Soo Dhaweeyo Dadka Aynu Jaarka Nahay Ee Dhibaatadu…” Saylici
June 20, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Madadaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta qaxoontiga adduunka oo ku beegan 20-ka bisha lixaad(June) oo maanta lagu qabtay caasimadda Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News