Haqabtirenews.com
“Ninka Xukumay Naciima Waa Xubin KULMIYE Ah…” Guddoomiyaha Golaha Dhex Ee Xisbiga WADDANI
April 17, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa dhalliilay xukunka lagu riday Naciima Abwaan Qorane iyo Maxamed kayse Bigeeye oo ah saddex sanno iyo sanad iyo lix bilood sida ay isugu xigaan.

Xisbiga ayaa si gaar ah u eedeeyay garsooraha xukunka Naciima ku riday oo ay sheegeen in uu ka tirsan yahay xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News