Haqabtirenews.com
DAAWO:-“Xildhibaan Nimadeyda In Muran La Galiyo Ma Aha ..” Xussen Axmed Ceydiid
April 16, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay muran illaa shaly la galinayay booskiisii xildhibaanimo ee u banaanaday tan iyo intii uu geeriyooday xildhiban Ibraahim Kacaan ilaahay u naxariistee.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News