Haqabtirenews.com
War Deg dega Xog-hayii Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Laga Xayuubiyey
April 14, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Golaha fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI shir ay iminka yeesheen waxay Xilkii, xubinimadii golaha dhexe iyo xubinimadii Xisbigaba ka qaadeen Xoghayihii guud ee xisbigaasi Maxamed Cabdillahi Uur-cadde.


shirkan ay maanta yeesheen Golaha fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxa ka soo xaadiray 36 xubnood, waxaa cod gacan taag ah xilka qaadista xoghayaha u gacan taagay 34 xubnood, hal xubin ayaa ka aamustay, gudoomiyuhuna muu codayn.

Halkan kala soco wixii ka soo kordha wararkaa

COMMENTS
Latest News