Haqabtirenews.com
Guddoomiye Cirro Oo Xil Muhiim Ah U Magacaabay Siyaasi Miisaan Ku Leh Gobolka Sool
April 10, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga u magacaabay Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ah siyaasi miisaan culus ku leh gobolka Sool. xisbiga WADDANI ayaa cod laxaad leh ka helay bulshada gobolka Sool.

COMMENTS
Latest News