Haqabtirenews.com
DAAWO:-Wasaaradda Beeraha Oo Ku Dhawaaqday Inay 9,000 Kun Oo Qoys Beero U Qodi Doonto.
April 8, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in Todobaadkan gudihiisa 9,000 oo qoys loo qodi-doono Beerahooda.

Lacagta ku baxaysa hawshan ayaa ah qaadhaankii laga ururiyay Bulshada ee ay gacanta ku hayeen guddida ka soo kabashada Abaarahu.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News