Haqabtirenews.com
DAAWO:-Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Oo Xilkii La Wareegay.
April 7, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda loo soo magacaabay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa xilkii laga wareegay agaasimihii hore ee wasaaradaasi, munaasibad saaka ka dhacday xafiiska wasaaradda maaliyadda.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News