Haqabtirenews.com
DAAWO:-Safiir Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Halka Uu Maray Aqoonsigii Imaaraadku Siinayay Baasaaboorka Somaliland.
April 5, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Imaaraadka Carabta Baashe Cumar Cawil ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyey baasaaboorkii Somaliland ee la sheegay in Imaaraadku ogolaan doono.

Ambasaddor Baashe Cumar Cawil oo arrintaas iyo kuwo kaleba ka hadlay

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News