Haqabtirenews.com
DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay 14 Dhallinyaro Reer Somaliland Ah Oo Sameeyay Arrimo Mucjiso Ah
April 4, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay 14 (Afar iyo toban) dhalinyaro reer Somaliland ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, kuwaas oo maskaxdooda ka curiyey hal-abuurro kala duwan oo dhinaca ganacsiga iyo wax soo saarka ah.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News