Haqabtirenews.com
DAAWO:-“Weli Way Jirtaa Kala Qaybsanaantii Doorashadu Sababtay, Awood-qaybsiguna Dhan-buu Ka Rarran yahay..” Waraysi Xaasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Murrashaxii Madaxweyne Ku-xigeen Ee Xisbiga UCID
April 3, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Musharraxii u tartamay jagada Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka dhacday 13-kii November 2017-kii Prof: Axmed Cabdi Muuse Abyan, ayaa ka hadlay sida uu u arko hannaanka ay u shaqanayso Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi.
Prof. Abyan waxa kale oo uu ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Mustaqbalkiisa siyaasadeed, dhismaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, khilaafka ka taagan Guddiga doorashooyinka ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.
Prof: Abyan, wuxuu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay Wareysi uu siiyey Soo-saaraha Barnaamijka Xog-tibaax Cabdifataax Ismaaciil Mursal, barnaamijkaasi oo ka baxa Telefiishanka Somalinews.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News