Haqabtirenews.com
Golaha Wakiillada Somaliland Oo maanta Anxiyey Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
April 2, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

 

Hargeysa:(HTN) Fadhigii ay saaka yeesheen Xildhibaannada golaha wakiillada Somaliland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen laba wasiir oo ka tirsan golaha wasiiradda xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.


Labadan wasiir ayaa waxa ay kala yahiin wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac

COMMENTS
Latest News