Haqabtirenews.com
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Oo Beeniyey Inuu Is-Casilayo.
April 1, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Muqdisho:-(HTN) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen wararkaasi.

Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiye Jawaari oo uu ku saxiixnaa Xog-hayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.

COMMENTS
Latest News