Haqabtirenews.com
Baanka Dhexe Oo Soo Saaray Jaangoynta Sarrifka iyo Isku Bedelka Lacagaha ee Maanta Lagu Shaqayn Doono.
April 1, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Baanka dhexe ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka oo Axad ah soo saaray jaangoynta sarrifka iyo isku bedelka lacagaha, waxaanay dadwaynaha la wadaageen qiime sar go’an oo maanta lagu sarrifi doono, gacan hore iyo mid dambeba.

Waxaana gacanta lagu sarrifi doonaa $1=1,250 slshilling

halka gacanta dambe lagu sar gooyay $1=1,300slshliing

COMMENTS
Latest News