Haqabtirenews.com
Sherkadda Telesom Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Isku Bedelka Lacagaha.
March 26, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Sherkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku cadaynayso inay caawa joojinayso adeegga isku bedelka lacaga dollarka iyo shilinka.

 

COMMENTS
Latest News