Haqabtirenews.com
Golaha Guurtida Somaliland Oo Hadda Go’aamo Ka Soo Saaray Heshiiskii Saddex Geesoodka Ahaa Dekedda Berbera.
March 17, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa saaka si buuxda u taageeray heshiiska saddex geesoodka ahaa ee shirkadda DP World ku maalgalinayso Dekedda Berbera.

Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa sidoo kale cambaareeyay faragalinta Soomaaliya ku hayso Somaliland

COMMENTS
Latest News