Haqabtirenews.com
DAAWO: “Caawa 12 Habeenimo Ayaa Ugu Dambaysa Addeega Isku Bedelka Lacagaha….” Guddiga Sicir-bararka Oo Ka Hadlay Cabashadii Shirkadda Telesom, Amaro Cusub-na Soo Saaray
March 17, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Gudidii madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u magacaabay la-dagaalanka sicir-bararka iyo qiimo dhaca shillinka Somaliland ayaa waxa maanta soo saareen amaro cusub.

Guddida ayaa sheegtay in maanta ay ugu danbeyn doonyo adeega isku bedelka lacagtaha Dollar-ka iyo Shilling Somaliland taas oo shirkaduhu ay bixinaayeen muddo afar cisho ah afartii cisho-na ay maanta kaga eegtahay.

Guddiga sicir-bararka ayaa sidoo kale waxa wax laga weydiiyay cabasho dhawaan ka soo yeedhay shirkadda Telesom.

Halkan hoose ka DAAWO guddiga oo ka hadlaya arrimahaasi

COMMENTS
Latest News