Haqabtirenews.com
DAAWO:-“Xukuumaddihii KULMIYE Tii Siilaanyo Iyo Tan Muuse Biixiba Sherkada TELESOM Way Curyaamiyeen”. Madaxda Sherkada Ugu Weyn Isgaadhsiinta Somaliland Oo Cabasho Weyn Soo Bandhigay
March 13, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Maxamed Yuusuf Cali Alloore oo ka mid ah madaxda shirkadda TELESOM oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in Xukuumaddihii kala danbeeyay ee KULMIYE waa Xukuumaddii Siilanyo iyo tan maanta ee madaxweyne Muuse Biixi ay curyaamiyeen ganacsigooda.

Dhibaatooyinka uu sheegay waxa ugu waa weyn in Xadhiga Feber Obtic ee Internet-ka xanbaara oo ay Badda soo gaadhsiiyeen loo diiday in Berri ay keenaan kaas oo Kooto loogu xidhay sida sheegeen Shirkadda Somcable.

Waxa kale oo uu sheegay in Laydhka (korontada) shirkaddaasina la cunaqabateeyay oo loo diiday in ay fidiyaan iyadoo Kooto loogu xidhay shirkadda SOM Power.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News