Haqabtirenews.com
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeer Ku Tagay Qorshaynta Laga Waddo Magaalada Ganacsiyeedka Wajaale
March 9, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Wajaale:-(HTN) Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeer Ku Tagay Qorshaynta Laga Waddo Magaalada Ganacsiyeedka Wajaale

Wasiirka boosaha Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi iyo wasiir ku xigeenka maaliyada Maxamed Daahir Axmed ayaa kormeerkooda ku soo maray qaybaha kala duwan ee magaalada Wajaale ee laga qorshaha qorshaynta gaar ahaan waddooyinka laga dhex saaray Suuqa weyn ee Wajaale.

Wasiiradan ayaa amaanay farsamayaqaanada ku hawlan hawshan ee ka socda wasaarada hawlaha guud, waxaanay tilmaameen in hawl baaxad leh o oculus laga qabtay magaalada Wajaale, iyaga oo soo dhaweeyey qaabka ay

dadweynaha iyo ganacsadu uga shaqeeyeen hir gelinta mashruucan qorshaha loogu samaynayo Wajaale.

COMMENTS
Latest News