Haqabtirenews.com
Wasiirka Warfaafinta Oo Amaro Culus Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta
March 9, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargaysa:-(HTN) Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax ayaa amaro culus dul dhigay shaqaalaha ka hawl gala wasaarada uu masuulka ka yahay.

Wasiir Guribarwaaqo  oo tixraacay wareegtadii ka soo baxday madaxweyne Muuse Biixi ee la xidhiidhay nidaamka masuuliyiinta dawlada iyo shaqaaluhuba u adeegsan karaan warbaahinta ayaa soo bandhigay qodobo amar ah oo uu shaqaalaha kaga mamnuucayo inay cabashadooda u adeegsadaan warbaahinta.

Halkan Hoose Ka Akhriso

 

COMMENTS
Latest News