Haqabtirenews.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xabsiga U Taxaabay Saddex Mas’uul Oo Ka Tirsan Xukuumadiisa+ Magacyadooda+ Sababta Loo Xidhay.
March 8, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo saddex masuul oo ka tirsan xukuumaddiisa oo lagu eedeeyay inay ku kaceen musuq-maasuq.


Saddex masuul ee xabsiga la dhigay ayaa kala ah guddoomiyaha degmada Daarasalaam Md. Cabdikariim Cali Maxamed, Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daarasalaam Cabdikariin Aadam Jibriil iyo Xoghayihii Fulinta ee Dagmada Daarasalaam Fu,aad Ibraahim Kooshin.

Ilaa hadda xukuumadda Somaliland kama hadal xadhiga saddexda mas’uul.

Xigasho: Barigaafrikanews.com

COMMENTS
Latest News