Haqabtirenews.com
DAAWO:-“Nama Khuseeyaan Waxa Kasoo Yeedhay Dawladda Soomaaliya, Somaliland-na Waa Dal Madax-bannaan…” Maareeyaha Guud Ee Shirkadda DP World
March 5, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Dubai:-(HTN) Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi heshiiska lagu maalgelinayo dekedda Berbera ee saddex geesoodka ah ee u dhexeeya Somaliland, DP World iyo dawladda Itoobiya.
Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay tahay dawlad madax-banaan heshiiskaasi ay maalmareeyeen Baarlamaanka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo muqaalka oo uu af soomaali u tarjumay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon

COMMENTS
Latest News