Haqabtirenews.com
DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Dawladda Soomaaliya.
March 3, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelin Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay dhawaaqyo ka soo yeedhay dawladda Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee uu dhexeeyay xukuumadda Somaliland, shirkadda DP World iyo dawladda Itoobiya.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelin Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay ka madax-banaan tahay Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News