Haqabtirenews.com
DAAWO:-“Muuse Biixi Qax Iyo Dhibaato Ayaanu Ka Dhaxalnay…” Wasiirkii Hore Ee Biyaha Baashe Cali Jaamac.
February 27, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Wasiirkii hore ee wasaaradda biyaha Baashe Cali Jaamac ayaa ka hadlay dhawro oo ay ka mid wad-hadaada u dhexeeya Khaatumo iyo Somaliland, fashilka ku yimid mashrucii biyo ballaadhinta Hargeysa ee Xumbo-weyne.

Wasiirkii hore ee wasaaradda biyaha Baashe Cali Jaamac ayaa si adag u weeraray Madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News