Haqabtirenews.com
Musharaxa Madaxwayne Cabdiraxmaan Ciro Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Geeriyoodey Qaraxii Sabtidii Ka Dhacay Magalada Muqdisho
October 17, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargaysa:-(HTN) Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani DrCabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maanta tacsi u diray dadkii ku dhintey qaraxii cuslaa ee dadka badan ku laayey magaalada Moqdisho Musharax Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu qaraxaasi ku tilmaamay mid arxan daro ah isla markaana aan ku jirin dhaqanka Islaamka iyo Soomalida-ba

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News