Haqabtirenews.com
DAAWO:-Madaarka Hargeysa Oo Saaka Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Dalka Dibadiisa Ku Maqnaa
October 17, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargaysa:-(HTN) Saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaawaxaa ay saaka madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay si diiran ugu soo dhaweyeen masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo ka mid dalalka qaarada Yurub .

Masuulyiintan ayaa waxaa ay kala yahiin Jamac Saleeban Cabdi Macuun Xidhiidhiyaha bariga Africa ee xisbiga Waddani iyo Mustafe Haruun Cabdilaahi Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee magaalada Brigham , waxana ay dalka u yimadeen sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen olalaha xisbiga Waddani iyo doorashooyinka dhawaan dalka ka dhici doona

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News