Haqabtirenews.com
Hoggaamiye Ku-xigeenkii Ururka Al-Shabaab Oo Dhiggiisa U Shubay Dadkii Ku Dhawaacmay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho
October 16, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Muqdisho:-(HTN) Hogaamiye ku-xigeekii hore ee Ururka Al-shabaab Sh Mukhtaar Roobow Abu Mansoor ayaa waxaa uu maanta dhigiisa u shubay dadkii ku dhawaacmey qaraxii xooggaanaa ee maalintii sabtida aheyd ka dhacay magaalada Moqdisho.

Qaraxan ayaa waxaa mas’uulyiinta ka tirsan dawladda Soomaaliya ay ku eedeyeen inay ka dambeyso ururka Al-Shabaab oo Sh Mukhtaar hore uga tirsanaa.

Sh.Mukhtaar Roobow ayaa waxaa uu dhawaan shaaciyey in uu ka tanaasulay fikirkiisii ururka Al-shabaab

COMMENTS
Latest News