Haqabtirenews.com
DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaraxii Dadka Badan Ku Dhinteen Ee Ka Dhacay Muqdisho Farriina U Dirtay Idaacadda VOA-da
October 16, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) -Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland mudane Axmed Yuusuf Cilmi ayaa si adag uga hadlay hadal ka soo yeedhay afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya oo la xidhiidhay in Somaliland ay soo maleegtay qaraxii ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

Afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Somaliland sidoo kale waxaa uu fariin adag hawada u mariyay Idaacada VOA oo uu sheegay inay farogalin ku heyso, gooni isutaagga  Jamhuuriyadda Somaliland.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News