Haqabtirenews.com
DAAWO: “Waa la Tijaabiyay KULMIYE Ammaanadiisii Iyo Caddaaladiisii-ba, Wixii Ummadu U Dhiibatay Ma Wax Ayaa Ka Nool, Dhulkii Meeyay, Dekeddii Meeday, Madaaradii Meeyay, Iskuuladii Meeyay….” Murrashax Cirro
October 16, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo la hadlaayey taageerayaal ku soo biiray Xisbiga WADDANI, ayaa si weyn u dhaliilay Xisbiga KULMIYE isaga oo ku eedeeyey Sicir-barar aad u baahsan oo dalka ka jira.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News