Haqabtirenews.com
DAAWO: Shacbiga Burco Oo Baafinaaya Maayarkii Magaalada Iyo Shaqadii Dawladda Hoose Oo Gabal Baas U Dumay.
October 14, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Burco:-(HTN) Maayirka Magaalada Burco Ayaan Gab.aanba Soo Xaadirin Goobahiisa Shaqo Hiyada Bulshada Ku Nool Gobolka Togdheer Aya Is Waydiinayan Meesha Uu Ku Maqanyahay Maayirkii Burco Maaayir Muraadka Burco Ayaa Shaqadii Uu Bulshada Burco Hayay Kaga Mashquulay U Ololaynta Xisbiga Kulmiye Si Uu Cod Ugu Raadi Lahaa Maaayirka Buco Ayaa Beesha Uu Ka Soo Jeedo Ay U Quus Ogynay Xisbiga Kulmiye Isaga Oo Wafi Gabax Kala Kulmay Beesha Uu Ka Soo Jeeda Oo Taageero Weyne U Muujiayay Xisbiga Waddani

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News