Haqabtirenews.com
DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Oo Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Boggaadiyey Mawqifkii uu Iska Taagay Shirkii Ka Dhacay Burco
October 14, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargaysa:-(HTN) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Inj.Faysal Cali Waraabe, ayaa wasiirka Madaxtooyada Somaliland ku amaanay in uu mawqif saliim ah ka qaatay shirkii ka dhacay Burco ee lagu taageerayey Xisbiga KULMIYE.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News