Haqabtirenews.com
Xukuumada Somaliland Oo Maanta Si Rasmi Ah U Wareejisay Wershadda Sibidhka Ee Berbera Iyo Magacyada Shirkadaha Lagu Wareejiyay.
June 12, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

(HTN-Berbera)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmiya shirkado gaar loo leeyahay ugu wareejisay Wershadda Sibidhka ee Berbera.

Shirkadaha lagu wareejiayay ayaa kala ah Dahabshiil Group, Berbera Sement iyo Shirkad kale oo Kuwaiti ah.

Shirkadahan ayaa maalgelin iyo dib-udhis ku samayn doona wershadda oo hadda burbursan

Wasiirada Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa warbaahinta u sheegay go’aanka Xukuumadda.

COMMENTS
Latest News