Haqabtirenews.com
WARBIXIN: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Dhamaan Kulamada Saaxiibtinimo Ee Ay Ciyaari Doonaan 20ka Kooxood Ee Premier Leaque-gu, Goorma Ayay Kooxdaadu Ciyaari Doontaa?
July 5, 2016 - Written by Sports Staff
">

Waxay kooxaha horyaalka Ingiriisku ay bilaabeen in ay dib ugu soo laabtaan tababarka si ay ugu diyaar garoobaan kulamada saaxiibtinimo ee ka horeeya xili ciyaareedka cusub ee 2016/17. Kooxda Liverpool ayaa sabtidii dib u bilaabtay tababarka kooxdeeda laakiin maanta ayay kooxaha Arsenal, Everton, Manchester City iyo kooxo kale ay dib ugu soo laabanayaan tababarka si ay iskugu diyaarinayaan xili ciyaareedka cusub.

Iyada oo in ka badan kala badh kooxaha Premier Leaque-gu ay haddaba bilaabanayan diyaar garawga xili ciyaareedka cusub ayaa xili ciyaareedka 2016/17 la filan karaa horyaalkii abid ugu xiisaha badnaa Premier Leaque-ga kadib markii ay horyaalka Ingiriiska iskugu yimaadeen inta  badan tababarayasha aduunka ugu fiican waqti xaadirkan.Premier Leaque coaches

Jose Mourinho, Pep Guardiola, Antonio Conte ayaa dhamaantood kooxo cusub maamuli doona xili ciyaareedka cusub iyada oo Conte iyo Guardiola ay markii ugu horaysay ka soo muuqan doonaan horyaalka Premier leaque-ga.

KOOXAHA MAANTA TABABARKA KU SOO LAABANAYA:

HALKAN KAGA BOGO DHAMAAN KULAMADA SAAXIIBTINIMO EE AY XAGAAGAN CIYAARI DOONAAN 20 KA KOOXOOD EE PREMIER LEAQUE-GU IYO XOGTA OO DAHMAYSTIRAN:

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Arsenal

Arsene Wenger

Thursday 28th July: vs MLS All-Stars (Avaya Stadium, San Jose)  Waqtiga:1am UK time.

Sunday 31st July: vs Chivas de Guadalajara (Stub Hub Centre, California) – Waqtiga: 5pm UK time.

Friday 5th August: vs Viking FK (Viking Stadion, Norway) – Waqtiga:7:30pm UK time.

Sunday 7th August: vs Manchester City (Ullevi Stadium, Sweden) – Waqtiga:6pm UK time.

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda AFC Bournemouth

Eddie Howe

Wednesday 20th July: vs Minnesota United (National Sports Centre Stadium, Minnesota)

Saturday 23rd July: vs Portsmouth (Fratton Park)

Friday 29th July: vs Reading (Madejski Stadium)

Saturday 30th July: vs Cardiff City (Vitality Stadium)

Wednesday 3rd August: vs Valencia (Vitality Stadium)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Burnley

Burnley

Friday 15 July vs Stade Nyonnais (Stade de Colovray, Nyon) – Waqtiga:7:30pm .

Tuesday 19 July vs Morecambe (Globe Arena) – Waqtiga:7:30pm.

Saturday 23 July vs Bradford City (Coral Windows Stadium) – Waqtiga:3pm.

Tuesday 26 July vs Bolton (Macron Stadium) – Waqtiga:8pm

Saturday 30 July vs Rangers (Ibrox) – Waqtiga:3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Chelsea

Michy Batshuayi

Saturday 16 July vs Rapid Vienna (Allianz Stadion, Vienna) – Waqtiga:5pm

Wednesday 20 July vsWAC RZ Pellets (Worthersee Stadion, Klagenfurt) – Waqtiga:7pm

International Champions Cup

Wednesday 27 July vs Liverpool (Rose Bowl, Pasadena) 

Saturday 30 July vs Real Madrid (Michigan Stadium, Ann Arbor)

Wednesday 3 August vs AC Milan (US Bank Stadium, Minneapolis)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Crystal Palace

Alan Pardew

Wednesday 13 July vs Philadelphia Union (PPL Park, Philadelphia) – Waqtiga: 12mp

Saturday 16 July vs FC Cincinnati (Nippert Stadium, Cincinnati) – Waqtiga:1am

Tuesday 19 July vs Vancouver Whitecaps FC (BC Place, Vancouver) – Waqtiga: 3am

Monday 25 July vs Colchester United (Weston Homes Community Stadium) – Waqtiga:7pm

Wednesday 27 July vs AFC Wimbledon (Kingsmeadow) – Waqtiga:7pm

Tuesday 2 August vs Bromley (Hayes Lane) – Waqtiga:7pm

Saturday 6 August vs Valencia (Selhurst Park) – Waqtiga:3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Everton

Ronald Koeman Everton

Saturday 23 July vs Barnsley (Oakwell)

Tuesday 26 July vs MK Dons (Stadium: MK)

Dresden Cup

Saturday 29 July vs Dynamo Dresden (DDV-Stadium, Dresden)

Sunday 30 July vs Real Betis (DDV-Stadium, Dresden)

Wayne Rooney testimonial

Wednesday 3 August vs Manchester United (Old Trafford)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Hull City

Steve Bruce Hull City

Friday 15 July vs Grimsby Town (Blundell Park) – 7pm

Thursday 16 July v North Ferriby United (Eon Visual Media Stadium) – 3pm

Sunday 19 July v Mansfield Town (Field Mill) – 7:30pm kick-off. – 3pm

Thursday 23 July v Scunthorpe United (Glanford Park) 3pm

Tuesday 26 July v Barnsley (Oakwell) 3pm

Saturday 30 July v Nottingham Forest (City Ground) 3pm

Wednesday 3 August v Caykur Rizespor (Kufstein Arena, Kufstein) 3pm

Saturday 6 August v Torino (MyPhone Austria Stadium, Salzburg)3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Leicester City

Leicester City

Tuesday 19 July vs Oxford United (Kassam Stadium, Oxford) – 7:45

International Champions Cup

Saturday 23 July v Celtic (Celtic Park) – 5:30pm

Saturday 30 July v Paris St-Germain (StubHub Center, Carson, California) – 5am

Wednesday 3 August v Barcelona (Friends Arena, Stockholm) – 7pm

FA Community Shield

Sunday 7 August v Man Utd (Wembley) – 4pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Liverpool

Sadio Mane

Friday 8 July vs Tranmere Rovers (Prenton Park) – Waqtiga:7pm

Wednesday 13 July vs Fleetwood Town (Highbury Stadium) – 7pm

Sunday 17 July vs Wigan Athletic (DW Stadium) – Waqtiga:4pm

Wednesday 20 July vs Huddersfield Town (John Smith’s Stadium) – Waqtiga:7:45pm

Monday 1 August vs Roma (Busch Stadium, St Louis) – Waqtiga:1:30am

Sunday 7 August vs FSV Mainz 05 (Opel Arena) – Waqtiga:2:45pm

International Champions Cup

Wednesday 27 July vs Chelsea v (Rose Bowl, Pasadena) 

Saturday 30 July vs AC Milan (Levi’s Stadium, Santa Clara)

Saturday 6 August vs Barcelona (Wembley)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Manchester City

Pep Guardiola was unveiled as Manchester City manager on Sunday afternoon

Wednesday 20 July vs Bayern Munich (Allianz Arena, Munich)

International Champions Cup

Monday 25 July vs Manchester United (Bird’s Nest, Beijing)

Friday 28 July vs Borussia Dortmund (Shenzhen)

Sunday 7 August vs Arsenal (Ullevi Stadium, Gothenburg)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Manchester United

Jose Mourinho leaves the Lowry Hotel on his first official day as Manchester United manager

International Champions Cup

22 July vs Borussia Dortmund (Shanghai Stadium) –Waqtiga: 1pm

25 July vs Manchester City (Bird’s Nest, Beijing) – Waqtiga:12:30pm

30 July vs Galatasaray (Ullevi Stadium, Gothenburg) – Waqtiga:6:30pm

Wayne Rooney testimonial

3 August vs Everton (Old Trafford) – Waqtiga:8pm

FA Community Shield

7 August vs Leicester City (Wembley) – Waqtiga: 4pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Middlesbrough

Middlesbrough promoted

9 July vs York City (Bootham Crescent) – 12:30pm

16 July vs Doncaster Rovers (Keepmoat Stadium) 3pm

30 July vs Aston Villa (Villa Park) – 3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Southampton 

Claude Puel

23 July vs PEC Zwolle (TBC)

27 July vs FC Twente (Q20 Stadium, Oldenzaal)

30 July vs FC Groningen (Euroborg Stadium)

7 August vs Athletic Bilbao (St Mary’s)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Stoke City

Mark Hughes

16 July vs Burton Albion (Pirelli Stadium)

23 July vs Preston North End (Deepdale)

27 July vs Orlando City (Titan Soccer Complex, Florida)

6 August vs Hamburg (Volkspark Stadion)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Sunderland

Sam Allardyce Sunderland

20 July vs Hartlepool Utd (Victoria Park) – 7:30pm

23 July vs Rotherham Utd (New York Stadium) – 3pm

25 July vs Stade Nyonnais (Stade Camille-Fournier, Evian-les-Bains)

27 July vsDijon FCO (Stade Camille-Fournier, Evian-les-Bains)

30 July vs Montpellier (Stade Jacques Forestier, Aix-les-Bains)

5 August vs Borussia Dortmund (Cashpoint Arena, Altach, Austria)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Swansea City

Ashley Williams

13 July vs Charlotte Independence (Ramblewood Stadium, North Carolina) – Midnight kick-off.

16 July vs Richmond Kickers (City Stadium, Virginia) – Midnight kick-off.

23 July vs Bristol Rovers (Memorial Stadium) – 3pm

27 July vs Swindon Town (County Ground) 7:40pm

30 July vs Wolverhampton Wanderers (Molineux) – 3pm

6 August vs Stade Rennais (Liberty Stadium) – 3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Tottenham Hotspur

International Champions Cup

26 July vs Juventus (Melbourne Cricket Ground)

29 July vs Atletico Madrid (Melbourne Cricket Ground)

5 Aug vs Inter Milan (Ullevaal Stadion)

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda Watford

Troy Deeney

10 July vs Woking (Laithwaite Community Stadium) – 3pm

14 July vs Stevenage (Lamex Stadium) – 3pm

30 July vs Queens Park Rangers (Loftus Road) – 3pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda West Bromwich Albion

Tony Pulis

13 July vs Paris Saint-Germain (Schladming Athletic Area, Austria)

16 July vs Kidderminster Harriers (Aggborough)

21 July vs Vitesse Arnhem (GelreDome, Arnhem)

23 July vs PSV Eindhoven (GelreDome, Arnhem)

30 July vs Plymouth Argyle (Home Park) – 5:30pm

1 August vs Torquay United (Plainmoor) – 7:30pm

Kulamada Saaxiibtinim Ee Kooxda West Ham United

David Gold Olympic Stadium

Tuesday 5 July vs Seattle Sounders (CenturyLink Field, Washington) – 3:30 am

12 July vs Carolina RailHawks (WakeMed Soccer Park, North Carolina) – 1am

28 July  Lugta hore ee isreeb reebka wareega saddexaad ee UEFA Europa League

4 August UEFA Europa League third qualifying round second leg

7 August vs Juventus, Stadium on Queen Elizabeth Olympic Park – 1pm

qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News