Haqabtirenews.com
RASMI: Macalin Del Bosque Oo Iska Casilay Shaqada Tababarenimo Ee Xulka Spain.
July 5, 2016 - Written by Sports Staff
">

Macalin Vicente Del Bosque ayaa iska casilay xilkii uu u hayay xulka qaranka Spain waxaana sidaasi lagu xaqiijiyay war rasmi ah oo ay soo saareen xulka qaranka dalkaasi.

Del Bosque ayaa is casilay kadib markii ay xulkiis aku fashilmeen iney wax weyn ka keenaan tartankii Euro 2016 iyadooLa Roja ay ku soo hareen gacmaha xulka Italy ee wareega 16.

War rasmi ah oo lagu daabacay boga rasmiga ah xulkaasi ayaa lagu yiri “Rasmi, Del Bosque masii wadan doono shaqada tababarenimo ee Sefutbol”.

COMMENTS
Latest News