Haqabtirenews.com
Pelle➡Chelsea, Juan Mata ➡ Everton Iyo Waxyaabihii Ay Wargeysyada Ingiriiska Ka QOreen Suuqa Kale Iibsiga.
July 5, 2016 - Written by Sports Staff
">
  • Antonio Conte ayaa u jeestay saxiixa weeraryahanka Southampton Graziano Pelle kadib markii ay Chelsea weysay saxiixyada Alvaro Morata iyo Romelu Lukaku.
  • Crystal Palace ayaa ku dhaw iney dhameystirto daafaca £12 ka milyan lagu qiimeeyo kooxda West Ham James Tomkins.

MANCHESTER EVENING NEWS

  • Manchester United ayaa ku rajo weyn iney dhameystirto saxiixa Henrikh Mkhitaryan saacadaha soo aadan si uu u noqdo saxiixa sadexaad ee Jose Mourinho.
  • Wararka laga helayo dalka Turkey ayaa sheegaya in daafaca Manchester City ee Aleksandar Kolarov uu diirada u saaran yahay Besiktas.
  • Matuidi ayaa u dhaqaaqay dalka ingiriiska si uu wada hadalo ula soo yeesho kooxda Manchester United.

LIVERPOOL ECHO

  • Emre Can ayaa seegi doona kulamada xili ciyaareedka ka horeeya ee Liverpool ee ay ugu dhaqaaqayaan USA isagoo isku diyaarinayo inuu ka caawiyo Germany gaaritaanka final ka  Euro 2016.
  • Liverpool ayaa ka quusatay saxiixa xidig Udinese Piotr Zielinski iyadoo ay kooxdaasi heshiis la gaartay Napoli
  • Everton ayaa ugu cadcad saxiixa xidiga kooxda Manchester United ee Juan Mata.
  • Alex Witsel ayaa ku dhaw inuu ku biiro kooxda Napoli kadib markii ay heshiis wada gaareen kooxdiisa iyo dhigeeda talyaaniga taasoo qaboojisay xisihii kooxaha Meryside ka ee Everton

NEWCASTLE CHRONICLE

  • Everton ayaa yareysay xiisihii ay u qabtay goolhayaha Newcastle ee Tim Krul.

LANCASHIRE TELEGRAPH

  • Leicester City xidiga diirada u saaran ee Michael Keane ayaa diiday dalab ay u soo bandhigtay Burnley oo ahaa heshiis afar sano ah oo cusub isagoo doonaya inuu ku biiro Premier League champions.

qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News