Haqabtirenews.com
‘Waa ikan United, waan sameyn karnaa!” Waa qoraalkii Mourinho oo soo gaaray Manchester+MUUQAAL IYO SAWIRRO.
July 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

35EC626500000578-0-image-a-2_1467590882407

(Manchester) 04 Luulyo 2016. Jose Mourinho ayaa soo gaaray Manchester kaddib saacado markii ay xifaaliyeyaasha United ay soo bandhigeen Pep Guardiola.

Mourinho oo isna saxaafada Old Trafford loogu soo bandhigi doono salaasada ayaa soo gaaray magaalada.

Waxa uu Instagram-kiisa soo dhigay muuqaal uu iska duubay isaga oo galaya qeybta Mancehster ee madaarka London.

Sidooo kale waxa uu soo qoray “Waa ikan United, waan sameyn karnaa!”

 

MUUQAALKA

 

 

 

35EC625D00000578-0-image-a-4_1467590888142 35EC626C00000578-0-image-a-6_146759089493135EC627000000578-0-image-a-5_146759089276235EC628000000578-0-image-a-3_1467590888101 nnnnnnn

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News