Haqabtirenews.com
Muj. Axmed Mire Oo Maanta Ku Booqday Cisbatalka Magaalada Hargeysa Dhakhtarkiisii Khaaska Ahaa ee Daawaynaayay Xiligii uu Dhaawacmay 1988-kii Xiligii Guda Galkii Dalka.
July 4, 2016 - Written by admin
">
Dr Muj.Jaamac x.Daauud Cismaan waxa uu ahaa dhakhtarkii haystay xeradii dhaawaca ee SNM, isla markaasina daawayn jiray muj. Axmed Mire,Waxaa uu ahaa dhakhtarkii alle u fududeeyey dedaal badanna sameeyey siduu mujaahidiintii uudhaawacu kasoo gaadhi jiray dagaalkii xaqu dirirka ahaa uu u daawayn lahaa , waxaa uu ku guulaystay dhaawcyo khatara oo inta badan u badnaa meelokhatara oo u badnaa madaxa(Skull) oo soo gaadhi jiray mujaahidiinta , hada sida ka muuqata sawirka waxaa la fadhiya muj.axmed mire oo dhawac aad u xumi uu uu kasoo gaadhay madaxa alle waxaa uu shimbir uga dhigay Muj Dr Jama Daud,waxaa isna ka mid ahaa mujaahidiintiii iyana uu ku guulaystay Muj.Doolaal oo isna madaxa ay xabadi sida muj.Ahmed burburisay iyo alle ha u naxariistee Muj.caydiid Timir cali oo isna dhaawac kasoo gaadhay iyo qaar kale oo badan.

Waxaa alle u waydiinayaa Doctor ka inuu caafimaad siiyo aamiin aamiin aamiin
13614969_10154263653313232_7922525985034484884_n

 

COMMENTS
Latest News