Haqabtirenews.com
Manchester City oo soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka 2016/2017 + Sawirro.
July 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

Kooxda Kubadda Cagta Manchester City ee horyaalka Ingiriiska ayaa kaga faa’iideysatay soo bandhigidda Tababareheeda cusub ee Pep Guardiola in ay ku lifaaqdo maaliyadda cusub ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka 2016-2017.

Funaanaddan cusub ee Man City ayaa waxaa samaysay shirkadda Nike, waxaana geeska bidix kaga dheggan astaanta kooxda oo loo ekeysiiyay astaantii ay ku ciyaarayeen ka hor sanadkii 1997-kii.

SAWIRRO:manchester-city-16-17-home-kit-1

manchester-city-16-17-home-kit-3 manchester-city-16-17-home-kit-4

manchester-city-16-17-home-kit-5

manchester-city-16-17-home-kit-7

manchester-city-16-17-home-kit-8

Manchester City's New Kits

Manchester City’s New Kits

 

Manchester City's New Kits

Manchester City’s New Kits

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News