Haqabtirenews.com
Immisa Lacag Ah Ayey Suuqa Ka Joogaan Messi, Suarez iyo Neymar ? 20-Xiddig Ee Aduunka Ugu Qaalisan Oo Lasoo Saaray.
July 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

mesi,sua,and neymar
Barcelona ayaa heysta weerarka ugu qaalisan aduunka.

Machadka caalamiga ah ee darasaadka iyo Barashada cyaaraha (ICSS) ayaa soo saaray liiska ciyaartooyda qiimaha ugu badan lagu iibsan karo aduunka isagoo weeraryahanada MSN ku sheegay kuwa ugu qaalisan aduunka xaga wadajirka.

Lionel Messi ayaa ah xiddiga ugu qaalisan aduunka waxaana hadii loo baahdo,waxaana lagu iibsan karaa aduun lacageed dhan £177.15million.

Neymar ayaa noqday ninka labaad ee ugu qaalisan aduunka kadib markii uu dhowaan heshiiska u kordhiyay kooxdiisa waxaana lagu iibsan karaa £169.10m waxaa uu kasoo hor maray Ronaldo markii ugu horeysay qiimeyntaan kaas oo saddex fadhiya waxaana Ronaldo lagu iibsan karaa £115.64m.

Suarez ayaa suuqa ka jooga £88.79m taas waxaa ay ka dhigan tahay in xiddigaha la isku yiraahdo MSN ay suuqa ka joogaan £435.03m.

Xidiga da’da yar ee Man United ayaa si lama filaan ah kaalinta 5 aad kaga soo galay biladan.

Halkaan hoose ka aqriso liiska

image

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News