Haqabtirenews.com
Hambalyo Meher Wacan Khadar Jamac Xaaji Diiriye Iyo Marwadiisa Faadumo Saleebaan Cabdi.
July 2, 2016 - Written by admin
">

Waxaan halkan hambalyo mug iyo miisaan leh uga diraynaa anaga oo aah dhamaan asxaabta iyo qoysaska ay ka soo kala jeedaan labada lamaaane ee

Khadar Jamac X. Diiriye iyo marwadiisa Faadumo Saleeban Cabdi,

oo meherkoodu ka dhacay maagaalada burco gaar ahaan Hotel Dal-wanaaje 01=July 2016.

Waxaanu lee nahay lamaanaaha is calmadee  is caashashee is doortay alla haydinka dhigo kuwii isku waaree ubad khayr qaba kala hela. Aamiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiin

 

COMMENTS
Latest News