Haqabtirenews.com
Top News Dadkii Weeraray Dalka Turkiga Oo La Ogaaday Iyo Cida Ay Yihiin Halkan Kaga Boggo.
July 1, 2016 - Written by admin
">

Istanbul(HTN)Turkiga ayaa sheegay in saddexda nin ee qaaday weerarka garoonka diyaaradaha eeIstanbul ay ka imaadeen Ruushka, Uzbekistan iyo Kyrgyztan.

Dowladda Turkiga iyo Maraykanka ayaa aaminsan in mintidiinta IS ay ka danbaysay weerarka, oo ay ku dhinteen in ka badan afartan qof.

Boliiska Turkiga ayaa baaritaano ka sameeyay Istanbul iyo Izmir. Waxay xireen saddex iyo toban qof, oo ay ku jiraan ajnabi.

160630155638_turkey_624x351_bbc_nocredit

COMMENTS
Latest News