Haqabtirenews.com
Daawo Culayska Ay Xeerarka Gaboobay Ku Hayaan Gaadhista Caddaaladda. Iftiinshe 2
June 30, 2016 - Written by Aragtida Bulshada
">

Ku soo dhawaada warbixintii 4aad ee taxanaha barnaamijka IFTIINSHE 2 oo bisha Ramadaan la baahiyo. Waxaana warbixintani ku saabsan tahay Culayska Ay Xeerarka Gaboobay Ku Hayaan Gaadhista Caddaaladda. Waana xeerarka maxkamadaha Somaliland lagaga dhaqmo ee xeerka cigaabta guud iyo habkiisa, xeerka madaniga iyo habkiisa.
Daawasho wacan:

 

COMMENTS
Latest News