Haqabtirenews.com
Sawiro: Saxiixa Cusub Ee Arsenal Granit Xhaka Oo Lagu Soo Wareejiyay Garoonka Emirates Stadium.
June 28, 2016 - Written by Sports Staff
">

Granit Xhaka ayaa lagu soo wareejiyay garoonka Emirates Stadium ka dib markii uu soo caga dhigtay waqooyiga London ka hor xilli ciyaareedka cusub ee Premier League.

Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal ayaa kooxda ugu soo biiray heshiis 35 milyan ginni ah, waxaana uu soo gaaray caasimada Ingariiska ka dib markii Switzerland laga reebay xulka Euro 2016.

Waxa uu soo dhexmaray garoonka dhexdiisa, qolalka labiska waxaana uu si gaar ah u daawaday sawirka kooxdii guuldarro la’aanta ku qaaday horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii 2003-04.

Granit Xhaka arrives at The Emirates

Granit Xhaka arrives at The Emirates

Granit Xhaka arrives at The Emirates

Granit Xhaka arrives at The Emirates

Xhaka ayaa seegay rigooradii ay Switzerland kaga hartay Euro 2016, isagoo banaanka marsiiyay rigooradii kulankii Poland.

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News