Haqabtirenews.com
Andres Iniesta Oo Sheegay Inuu Ku Fakaraayo Inuu Ka Fariisto Ciyaaraha Caalamiga Ah Kadib Guul Daradii Xalay Ka Soo Gaartay Italy.
June 28, 2016 - Written by Sports Staff
">

epa05394961 Sergio Ramos of Spain (back) and Andres Iniesta of Spain react after the UEFA EURO 2016 round of 16 match between Italy and Spain at Stade de France in St. Denis, France, 27 June 2016. (RESTRICTIONS APPLY: For editorial news reporting purposes only. Not used for commercial or marketing purposes without prior written approval of UEFA. Images must appear as still images and must not emulate match action video footage. Photographs published in online publications (whether via the Internet or otherwise) shall have an interval of at least 20 seconds between the posting.) EPA/GEORGI LICOVSKI EDITORIAL USE ONLY

ANDRES INIESTA ayaa sheegay inuu hada ka fakaraayo mustaqbalkiisa xulka Spain kadib markii uu goob jog u ahaa dalkiisa oo khasaaro 2-0 kala kulmaya Italy.

Ninka ku guuleysyay koobka aduunka iyo koobka qaramada Yurub waxaa uu sheegay iney tahay waqtigii uu ka fakari lahaa inuu usii ciyaari karo Spain kadib musiibadii xalay ku qabsatay Paris.

“Waxan islee yahay waa xiligii ugu macquulsanaa oo aan ka fakari lahaa inaan baxo ayuu yiri Iniesta.

“Waxaan lumiyay hadaladii ,waxba ma jiraan oo aan ka aheyn inaan ka fakaraayo mustaqbalkeyga xulka ayuu yiri 34 jirkaan.

Iniesta ayaa loo magacaabay xidigii ugu fiicnaa Euro 2012 waxaana uu fure u ahaa xulka Spain sanadihii dambe oo dhan.

Hadalkiisa ayaa imaanaya iyado shalay ninka ay isku kooxdda yihiin ee Lionel Messi uu ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha heerka caalami ee xulka Argentina kaas oo ka xumaaday qasaaradii dalkiisa kasoo gaartay Chile.

Andres Iniesta

COMMENTS
Latest News