Haqabtirenews.com
Dr:Aadam Mire Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco
June 21, 2016 - Written by admin
">

Waxa Maanta Magaalada Burco si balaadhan loogu soo dhaweeyay dr aadan Mire Wayrax oo kamida Dakhaatiirta siweyn looga qadariyo Gobolka togdheer iyo guud ahaanba geyiga Somaliland.
Digtoorka oo mudo todoba sano ah ugu maqnaa Shaqooyin caafimad dalka debadiisa ayaa waxa soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay Masuuliyiin Sar Sare oo Kasocda dawlada Somaliland, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Dhakhaatiir Iyo Dadweyne Kale oo Aad Utiro Badan.
Dr:Aadam Mire Wayrax Oo Goob Fagaare Ah Kula Hadlay Dadkii Soo Dhaweeyay Ayaa Ubalan Qaaday Inuu Shaqooyinkiisii Caafimaad Dib Uga Bilaabaayo Gobolka Togdheer Waxaanu aad ugu mahad ceiey siidi bulshada reer togdheer u soo dhaweeyaan

COMMENTS
Latest News