Haqabtirenews.com
Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Xusaayo Sanad Guuradii 1aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas-Aaska Maalintaasi Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa+SAWIRO Qurux Badan.
June 20, 2016 - Written by admin
">

Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayo sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay maalinta wadajirka iyo waxqabadka somaliland ayaa habeenimadii xalay ahayd Ka Qabsoontay magaalada hargaysa gaar ahaan Hotel Safari, Munaasibadaasi oo ay ahayd mid bilan ayaa waxa ka soo qaybgalay Dhalinyaro kala duwan oo ka socotay gobolada somaliland ee ay ka fushay maalintani wadajirka iyo waxqabadka somaliland, Masuuliyiinta Gobolada iyo degmooyinka dalka, Wasiir ku xigeenka Wasaarada gaashaan dhiga iyo Masuuliyiin miisaan leh oo kala duwan.

Munaasibadan ayaa waxa lagu soo bandhigay wixii ay dhalinyarada somaliland qabatay mudadii sanadka ahayd ee Fikirkan wadajirku u Fulay kuwaasi oo ahaa Barnaamiyo wax ku ool ah oo lagu Dayan karo, waxa sidoo kale Lagu soo bandhigay qorshayaasha barnaamijkan ee sanadkan.

Hadaladii iyo Khudbadahii Laga Jeediyey muuqaalkooda Goordhow ayaanu idinla wadaagi Doonaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasibada.

13466396_1630762203908257_5704057406035561350_n

13450754_1630762223908255_7531435731289952074_n 13501900_1630763593908118_7517236974202596246_n 13501596_1630763450574799_3668747585913712737_n 13445485_1630763523908125_1571768210638311205_n 13450064_1630763483908129_5202677016140996504_n 13428451_1630763707241440_850635378171445121_n 13428361_1630763930574751_8510278250099763315_n 13434800_1630763740574770_5636508103789306380_n 13445479_1630763587241452_6412057012101053686_n 13495007_1630763607241450_5012137713303220197_n 13508894_1630763867241424_4936740642490064081_n 13427902_1630762527241558_2033172170831071968_n

13227134_1095302537224527_2391200179524310332_n 13407319_1095300980558016_6335078208141497518_n 13427901_1095301807224600_7906074054714566974_n 13432324_1095302247224556_3925734258640468857_n 13432368_1095301470557967_3558328023352376534_n 13434685_1095300450558069_2845180466502967370_n 13434944_1095301433891304_4675713413984768036_n 13442151_1095300280558086_4902278661796015480_n 13442152_1095300937224687_5210305844209721570_n 13442309_1095302637224517_8266687746809115759_n 13445292_1095302167224564_5629308838095772167_n 13445345_1095301170557997_9194061388215269993_n 13445356_1095301707224610_1601723119879790050_n 13445539_1095301567224624_5329730222099007610_n 13445541_1095301153891332_347159647828327258_n 13450092_1095300747224706_9132459471458170917_n 13450126_1095302160557898_5818074516482323324_n 13450253_1095302867224494_8907054959867067184_n 13450310_1095302447224536_4846836635761971808_n 13450312_1095300787224702_6739131275991696998_n 13450312_1095301330557981_5706503773436111529_n 13450701_1095302827224498_8976088715847485117_n 13450878_1095302043891243_2115069548787317975_n 13450883_1095301597224621_4135718965999911900_n 13450928_1095303880557726_4357294589945269272_n 13450982_1095301833891264_4778918722499751680_n 13451089_1234506846561098_936116638_n 13494799_1095302770557837_9068647079166832991_n 13495324_1095301923891255_1581193719903368241_n 13501936_1095302713891176_6703473691507330703_n 13502111_1095302587224522_3907540374434062511_n 13507033_1095301310557983_4151999717065472266_n 13508910_1095302353891212_2524683572705975275_n 13509086_1095301663891281_7154763778719511588_n 13509114_1095302423891205_2324050859751557300_n 13510860_1095302017224579_2256429548529179194_n 13511984_1095300457224735_5669261154174852933_n 13512124_1095303910557723_6576297119251716423_n 13512163_1095300283891419_5218200490072606739_n

COMMENTS
Latest News