Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah Allah Haw Naxriistee Waxa Hadda Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Siyaasi Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse).
June 18, 2016 - Written by admin
">

Allah Haw Naxriistee Waxa Hadda Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Siyaasi Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse) oo ahaa wasiirkii Ganacsiga Xukuumadii madaxweyne Cigaal, allah haw naxariistee Marxuumka ayaa mudo waxa uu Xaalad Caafimaad daro u jiifay Cisbitaalk ku yaala magaalada hargeysa isagoo laga Haleelay xanuun kaga dhacay Sababada iyo Wadnaha.

Allah haw naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi (Iskeerse) ayaa waxa uu ka mid ahaa sarakiishii Xisbiga Kulmiye markii uu mucaaridka ahaa, Waxaana uu sidoo kale Door muhiima kaga jiray siyaasadii socodbaradka ahayd ee somaliland markii Dalka la xoreeyey.

Taariikh Nololeedka Marxuum Iskeerse oo faahfaahsan ayaanu Idiinku soo Gudbin doonaa Wararkayaga Dambe Insha allah.

Haqabtire News 
Hargeysa-Office.

13413604_10154252914910489_7766987382117224120_n

COMMENTS
Latest News