Haqabtirenews.com
Turkiyow Xamartaa Aad La Joogtaa Ha Ku Qaado W/Q: Siciid Maxamed Xaaji-Daahir
June 18, 2016 - Written by admin
">

Waxaa Runtii Igu Kalifay Maqaalkan Inaan Soo Qoro, Hadalkii Aadka U Liitay Ee Uu Ninka Madaxwaynaha Ka Ah Dalka Turkiga La Yidhaa Uu Warbaahinta Ka Yidhi Ee Uu Lahaa Markab Raashina Ayaan U Soo Dirayaa Isagoo Somaliland Ku Tilmaamay Maamul Goboleed.

Waxaase La Yaab Ahayd Halka Uu Ninkaasi Ka Hadlayey Ama Uu U Haystay Dawlada Ee Hadana Lagusoo Galbinayey Beebee Gudihii Oo Xitaa Dadkii Soo Dhawaynayey Aanu Arki Karayn.

Wax Laga Sheegana Intaasaa Ku Filan Ayey Ila Tahay, Hadal Iyo Dhamaantii Waxaan Kula Talin Lahaa Inay Iska Aaminaan Xamartaa Ay Dawlada Maqaar Saarka Ah Ee Amisom Ilaaliso Ee Ka Talisa Inta U  Dhaxaysa Airport Ka Xamar Ilaa Villa Somalia.

Turkigana Waxaan Odhan Lahaa Xidhiidhka Siyaasadeed Ha Loo Jaro Waayo Sidaasay Danta Somaliland Ku Jirtaa, Waayo Marna Dhex Kama Aha Horena Ugama Ahayn Dibna Uga Noqon Maayo Wada Hadalada Inoo Dhexeeya Dawlad Ku Sheegtaa Xamar.

Guul Somaliland

Siciid Maxamed Xaaji-Daahir

Copenhagen, Denmark

COMMENTS
Latest News